Nicht lieferbar
Danjire - Nuur, Maxamed Cali
Schade – dieser Artikel ist leider ausverkauft. Sobald wir wissen, ob und wann der Artikel wieder verfügbar ist, informieren wir Sie an dieser Stelle.
  • Broschiertes Buch

Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho, Sanadku markuu ahaa 1962. Waa aabbe, carruurtiisu ay sii dhaleen carruur. Buuggaan wuxuu ka warramayaa, sooyaalkii nololeed, shaqo maalmeed iyo siyaasadeed ee danjire Maxamed oo muddo sideed sanadood ahaa safiirka Soomaaliya u fadhiya wadanka Kenya, sidoo kale waa samafale gargaara dadka dhibban, u ololeeya nabadda iyo in dadka Soomaaliyeed helaan dawladnimo iyo xasilooni waarta. Buuggaani ma ahan mala awaal, waa xog ururin ku aadan shaqooyinkii dibloomaasiyadeed, dib u heshiin iyo waxyaabihi uu so joogay safiirku mudaddii…mehr

Produktbeschreibung
Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho, Sanadku markuu ahaa 1962. Waa aabbe, carruurtiisu ay sii dhaleen carruur. Buuggaan wuxuu ka warramayaa, sooyaalkii nololeed, shaqo maalmeed iyo siyaasadeed ee danjire Maxamed oo muddo sideed sanadood ahaa safiirka Soomaaliya u fadhiya wadanka Kenya, sidoo kale waa samafale gargaara dadka dhibban, u ololeeya nabadda iyo in dadka Soomaaliyeed helaan dawladnimo iyo xasilooni waarta. Buuggaani ma ahan mala awaal, waa xog ururin ku aadan shaqooyinkii dibloomaasiyadeed, dib u heshiin iyo waxyaabihi uu so joogay safiirku mudaddii wadanku dawladda ahaa, xilligii dagaalada sokeeye iyo wakhtigaan dawladnimadu soo kabanayso.