Dhisiddii Maamulka Gobollada Dhexe iyo Dawladgoboleedka Galmudug

Dhisiddii Maamulka Gobollada Dhexe iyo Dawladgoboleedka Galmudug

Xogogaal

Versandkostenfrei!
Versandfertig in 1-2 Wochen
20,99 €
inkl. MwSt.
Weitere Ausgaben:
PAYBACK Punkte
10 °P sammeln!
Galmudug waxay ku taalaa bartamaha Soomaaliya waxaana dega dhamaan qabaa'ilka Soomaalida. Laga soo billaabo sanadkii 2007-dii, markaan ku soo biiray Siyaasadda Soomaaliya ilaa iyo bartamihii 2017, waxaan ka shaqeeyay ee dhinaca siyaasadda, si Xogogaal ahaan ah baan buuggan ku falanqeyni. Sidoo kale buugga waxaa ku xusan dagaalladii sokeeye, shirarkii dib-u-heshiisiinta, ururdiimeedyadii dowladihii ku-meelgaarka ahaa ee ay kala hoggaaminayeen madaxweynayaashii kala duwanaa sida; Cabdiqaasim Salaad Xasan, Cabdulaahi Yuusuf Axmed, Shariif Shiikh Axmed iyo Xasan Shiikh Maxamuud, Maamulladii kale o...