15,99 €
inkl. MwSt.

Versandfertig in über 4 Wochen
payback
8 °P sammeln
  • Broschiertes Buch

Dumar talo ma laga dayey, waa sheeko maldahan oo lagu macnaynayo taariikhda siyaasadeed ee Soomaalida iyo meesha ay ka soo bilaabantay musiibadan cardaadiqaha ka dhigtay ummadda Soomaaliyeed, dal ahaan, dad ahaan iyo dhaqan ahaanba. Waxay sawiraysaa jidka la soo maray iyo xagga lagu socdo. Waxay mala-awaalaysaa xal wanaagsan iyo wax lagu gaadhi karo. Waa daabiciddii 3aad. Waxaa markii 1aad la daabacay 2002. Waa buuggii 2aad ee qoraa Maxamed Xirsi Guuleed (Cabdibashiir) uu soo saaray. Buugaagta kale ee qoraaga waxaa ka mid ah: 1. Däyarta Soomaaliyeed ee Sweden: Dhibaatooyin iyo Xalkooda: 2000…mehr

Produktbeschreibung
Dumar talo ma laga dayey, waa sheeko maldahan oo lagu macnaynayo taariikhda siyaasadeed ee Soomaalida iyo meesha ay ka soo bilaabantay musiibadan cardaadiqaha ka dhigtay ummadda Soomaaliyeed, dal ahaan, dad ahaan iyo dhaqan ahaanba. Waxay sawiraysaa jidka la soo maray iyo xagga lagu socdo. Waxay mala-awaalaysaa xal wanaagsan iyo wax lagu gaadhi karo. Waa daabiciddii 3aad. Waxaa markii 1aad la daabacay 2002. Waa buuggii 2aad ee qoraa Maxamed Xirsi Guuleed (Cabdibashiir) uu soo saaray. Buugaagta kale ee qoraaga waxaa ka mid ah: 1. Däyarta Soomaaliyeed ee Sweden: Dhibaatooyin iyo Xalkooda: 2000 2. Ragga toodii aragnaye, dumar talo ma laga deyey: 2002 3. Shirrabid Halabuur: 2004 4. Caqiidada Islaamka, Suáalo iyo jawaabo: 2006 5. Goobjooge: 2006 6. Isdaahirinta Muslinka, su'aalo iyo jawaabo:2007 7. Saxiixul-amthaal: صحيح الامثال من احاديث سيد الانام 2010 8. Hableheenna: 2011 9. Aan ooyee albaabka ii xidha: 2012 10. Cilmi-boodhari caashaqiisii: 2014 11. Qalin ma koobaan: 2015 (La qoray Cabdalla Xaaji 12. Awliyooy lagaa dood: 2016 13. Dhaxal Abwaan, suugaanta abwaan Dheeg: 2018 (la qoray Aadan-cadde) 14. Hoombaro, suugaanta abwaan Qorane: 2020 15. Turjumaadda Jus Camma: 2021 16. Turjumaadda Jus Tabaarig: 2022
Hinweis: Dieser Artikel kann nur an eine deutsche Lieferadresse ausgeliefert werden.