MAGANTII COLAADAHA waa buug ku abtirsada bahda sheeko suugaanneeda ama curinta; balse, xambaarsan dhacdooyin iyo duruufo halgan. Buuggan iyo farriinta uu salka ku hayo waxaa lagu soo koobi karayaa laba qodob oo waa weyn: (a)Noloshii iyo sidii uu ahaa xidhiidh kii shacabka Somaliland iyo dawaladdii milatariga ahayd ee Siyaad Barre ( b)Iska caabbigii ka dhashay xidhiidhkaasi xumaaday iyo duruufihii uu iska caabbigaasi dabada ku watay ee burbruka mood iyo nool kaba lahaa, ee qaxa iyo qaxootiga lahaa, ee isbedelka dhaqan dhaqaale ee bulshadii Somaliland ku dhacay lahaa,iwm.
Hinweis: Dieser Artikel kann nur an eine deutsche Lieferadresse ausgeliefert werden.
Hinweis: Dieser Artikel kann nur an eine deutsche Lieferadresse ausgeliefert werden.