26,99 €
inkl. MwSt.
Versandkostenfrei*
Versandfertig in über 4 Wochen
  • Broschiertes Buch

Buugga magaciisu waa Sooyaalka qoraalka Far Somaliga. Buuggaan wuxuu qeexayaa; Far Somaliga (Cismaaniya), sidee xuruuftu u dhisan tahay, tirada xuruufta iyo muuqaalka xuruugta. Waxaa si faahfaahsan uga boganaysaa oo aragti guud ka helaysaa far soomaaliga, dhawaaqa codka afka soomaaliga iyo fureyaasha. Waxaa halkaas ka marnayn tusaalooyin iyo badan oo muujinaya qoraalka far Soomaaliga iyo tusaalooyin ku saabsan Far Somali Latin Waxaa ka helaysaa taariikhday soo martay Fartaan iyo hawlihii lagu soo qabtay, taas dhanka kale aan ka helaysid halgankii gobannimadoonka iyo qayntay fartu ku lahayd. In…mehr

Produktbeschreibung
Buugga magaciisu waa Sooyaalka qoraalka Far Somaliga. Buuggaan wuxuu qeexayaa; Far Somaliga (Cismaaniya), sidee xuruuftu u dhisan tahay, tirada xuruufta iyo muuqaalka xuruugta. Waxaa si faahfaahsan uga boganaysaa oo aragti guud ka helaysaa far soomaaliga, dhawaaqa codka afka soomaaliga iyo fureyaasha. Waxaa halkaas ka marnayn tusaalooyin iyo badan oo muujinaya qoraalka far Soomaaliga iyo tusaalooyin ku saabsan Far Somali Latin Waxaa ka helaysaa taariikhday soo martay Fartaan iyo hawlihii lagu soo qabtay, taas dhanka kale aan ka helaysid halgankii gobannimadoonka iyo qayntay fartu ku lahayd. In ka mid ah qoraalada buuggaan waa warbixinno ay soo bandhigeen aqoon yahanno soomaali iyo shisheeyaba leh oo si xeel dheer uga warramaya nuxurka FAR SOMALI. In badan oo qoraaladaas ka mid ah waxaan ka xigtay Wargeyskii Horseed iyo Sahan ee soo bixi jirey 1957 The need for a dedicated writing system led to the creation of the Osmanya alphabet in 1920 -1922, developed by Osman Yusuf Kenadid, a Somali scholar and linguist. The Osmanya script was specifically designed to accommodate the phonetic features of the Somali language and gained widespread acceptance among the Somali intellectual community.