Xabsigaygii
Yuusuf Xirsi Axmed
Broschiertes Buch

Xabsigaygii

Xusuus Qorkii Baresare Yuusuf Xirsi Axmed

Versandkostenfrei!
Versandfertig in 1-2 Wochen
16,99 €
inkl. MwSt.
PAYBACK Punkte
8 °P sammeln!
"Xabsigaygii" waxaa loogu talo galay inuu fikrad ka bixiyo xabsigii "ii hay" ee qoraha buugga, oo socdey muddo labo sano ku dhow (22 bilood iyo 10 beri, laga bilaabo 19 May 1976kii ilaa 27 Maars 1978kii). "ii hay" wuxuu ahaa eraygii loo adeegsan jirey xarigga siyaasadeed oo aan qofka la xiray wax eed ah lagu soo oogi jirin, maxkamadna aan la soo hor taagi jirin, ee uun waxaa loogu talo galay inuu fikrad ka bixiyo xabsigii "ii hay" ee qoraha buugga, oo socdey muddo labo sano ku dhow (22 bilood iyo 10 beri, laga bilaabo 19 May 1976kii ilaa 27 Maars 1978kii). "ii hay" wuxuu ahaa eraygii loo adeeg...