Ruqiya Cabdi
eBook, ePUB

Ilmakorinta Habboon: Jiheeyaha Waaliddiinta Qurbajoogga ah ee Soomaalida (eBook, ePUB)

Sofort per Download lieferbar
8,49 €
inkl. MwSt.
Alle Infos zum eBook verschenken
PAYBACK Punkte
0 °P sammeln!
Sadex arimood ayaa ka hor yimaada waalidiinta Soomaaliyeed marka loo eego waxyaabaha kale isku daygooda ah in ay carruur ku koriyaan deegaan dhaqan cusub leh: nidaamka waxbarasho,adeegyada bulshada oo aanay ku kalsoonayn, iyo nidaam caawimaad la'aan. Kala duwanaanshaha u dhaxeeya dhaqankii ay ku soo koreen iyo kan meesha cusub oo ay ku korinayaan carruurtooda ayaa u muuqan kara mid adag in laga gudbo.Ilmakorinta Habbooon wuxuu dhiirigelinayaa xiriir caafimaad oo ka dhexeeyo waalidka iyo ilmaha isagoo aan isticmaalaynin xeeladaha waxtarka leh keli ah, bal diiradda saaraya jaceylka iyo xanaanada...

Dieser Download kann aus rechtlichen Gründen nur mit Rechnungsadresse in A, B, CY, CZ, D, DK, EW, E, FIN, F, GR, H, IRL, I, LT, L, LR, M, NL, PL, P, R, S, SLO, SK ausgeliefert werden.